Daljir
Daljir
  • 18 659
  • 12 421 587
Dawlada Puntland oo ka hadashay dil xalay ka dhacay deegaanka Kalabayr ee gobolka Nugaal,
Dawlada Puntland oo ka hadashay dil xalay ka dhacay deegaanka Kalabayr ee gobolka Nugaal, Wasiirka Arimaha Guddaha Puntland Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) ayaa Daljir la hadlay.
Переглядів: 236

Відео

Wareysi Professor Nageeye
Переглядів 1733 години тому
"Ninna amaanuu lunsaday ninna maxaa u lunsatay buu leeyahay, waana farqiga u dhexeeya Xildhibaan Abiib iyo Wasiir Maxamed Amiin | Gadabuursi waa dadka ugu aqoonta fiican soomaalida balse waxay xukun noogu dhiibeen ciyaalkii xeryaha qaxoontiga ku dhashay aan dhaqan iyo ammaano aqoon, waxaa se ugu roon oo muuqdaa waa xildhibaanka ay ku dhaganyihiine Xildhibaan Candullaahi Abiib," Wareysi Professo...
HADALJEEDINTA: midkamida Qurba Joogta Degmada Gaalkacyo
Переглядів 523 години тому
HADALJEEDINTA: midkamida Qurba Joogta Degmada Gaalkacyo ee shirkadda caanka ku ah Technology yada casriga ah ee T-HUB oo kaashanaysa baanka SomBank, oo xalay magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay barnaamijka awoodasiinta dhalinyaradda iyo u carbinta shaqooyinka mustaqbalka dhow.
HADALJEEDINTA: Agaasimaha shirkada T-HUB Caydaruus cabdulahi muuse
Переглядів 73 години тому
HADALJEEDINTA: Agaasimaha shirkada T-HUB Caydaruus cabdulahi muuse ee shirkadda caanka ku ah Technology yada casriga ah ee T-HUB oo kaashanaysa baanka SomBank, oo xalay magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay barnaamijka awoodasiinta dhalinyaradda iyo u carbinta shaqooyinka mustaqbalka dhow.
HADALJEEDINTA: Xildhibaan kamida Golaha Deeganka Degamada Gaalkacyo
Переглядів 83 години тому
HADALJEEDINTA: Xildhibaan kamida Golaha Deeganka Degamada Gaalkacyo ee shirkadda caanka ku ah Technology yada casriga ah ee T-HUB oo kaashanaysa baanka SomBank, oo xalay magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay barnaamijka awoodasiinta dhalinyaradda iyo u carbinta shaqooyinka mustaqbalka dhow.
HADALJEEDINTA: Xildhibaan Maxamed oo kamida Golaha Deeganka Degamada Gaalkacyo
Переглядів 143 години тому
HADALJEEDINTA: Xildhibaan Maxamed oo kamida Golaha Deeganka Degamada Gaalkacyo ee shirkadda caanka ku ah Technology yada casriga ah ee T-HUB oo kaashanaysa baanka SomBank, oo xalay magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay barnaamijka awoodasiinta dhalinyaradda iyo u carbinta shaqooyinka mustaqbalka dhow.
HADALJEEDINTA: Dr sahal oo kamida dhaqaatirta Gobolka mudug
Переглядів 133 години тому
HADALJEEDINTA: Dr sahal oo kamida dhaqaatirta Gobolka mudug ee shirkadda caanka ku ah Technology yada casriga ah ee T-HUB oo kaashanaysa baanka SomBank, oo xalay magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay barnaamijka awoodasiinta dhalinyaradda iyo u carbinta shaqooyinka mustaqbalka dhow.
HADALJEEDINTA: isku duwaha wasaaradda shaqada iyo shaqalaha Gobolka mudug
Переглядів 103 години тому
HADALJEEDINTA: isku duwaha wasaaradda shaqada iyo shaqalaha Gobolka mudug ee shirkadda caanka ku ah Technology yada casriga ah ee T-HUB oo kaashanaysa baanka SomBank, oo xalay magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay barnaamijka awoodasiinta dhalinyaradda iyo u carbinta shaqooyinka mustaqbalka dhow.
HADALJEEDINTA: Agaasimaha somBank
Переглядів 83 години тому
HADALJEEDINTA: Agaasimaha somBank ee shirkadda caanka ku ah Technology yada casriga ah ee T-HUB oo kaashanaysa baanka SomBank, oo xalay magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay barnaamijka awoodasiinta dhalinyaradda iyo u carbinta shaqooyinka mustaqbalka dhow.
Hadaljeedinta maayarka degmada Gaalkacyo xasan maxamed Jaamac
Переглядів 383 години тому
HADALJEEDINTA: Maayarka degmada Gaalkacyo Xasan maxamed Jaamac ee shirkadda caanka ku ah Technology yada casriga ah ee T-HUB oo kaashanaysa baanka SomBank, oo xalay magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay barnaamijka awoodasiinta dhalinyaradda iyo u carbinta shaqooyinka mustaqbalka dhow.
BAAQ BANDEED BEELAHA MAKAHIIL EE DIRIRTU KU DHEX MARTAY GALBEEDKA GOBOLKA DOOLLO
Переглядів 283 години тому
"Makaahiilow is leyseen oo is disheene maxaa kala faa'iideen War caqligu hashaqeeyo" Nabadoon Muxyadiin Mursar Ereg oo kamida culimada Gobolka Dooll
WARBIXIN Maayarka Degmada Ufeyn Axmed Abshir Siciid
Переглядів 103 години тому
Gudoomiyaha Golaha Deeganka Degmada Ufeyn ee Gobolka Bari ahne Maayarka Degmada Ufeyn Axmed Abshir Siciid ayaa Daljir oo ga warbixiyaya Shaqooyin guud ee Degmada ka socda, Adeegyada Bulshada ooy kamid yihiin Caafimaadka, waxbarashada iyo Biyaha, Gudoomiyaha ayaa bulshada Degmada ufeyn ku amaanay u nugeylka maamulka iyo Ciidamada Amaanka
WARBIXIN: Deeganka Daarusalaam ee Degmada Gaalkacyo Gobolka mudug / Najiib Xassan Fanax
Переглядів 443 години тому
WARBIXIN: Deeganka Daarusalaam ee Degmada Gaalkacyo Gobolka mudug / Najiib Xassan Fanax
Nabadoon Maxamed Axmed Samatar oo ka hadlay Isha biyaha dabiiciga ee ufeyn
Переглядів 33 години тому
Nabadoon Maxamed Axmed Samatar oo kamida Dalada Bulshada Rayidkaa oo ka hadlay Isha biyaha dabiiciga ee Ufeyn oo kutaala Gunta hoose ee Buuraha Degmada Ufeyn Gobolka Bari
WARBIXIN Gudoomiyaha Deeganka Daarusalaam ee Degmada Gaalkacyo Gobolka Mudug
Переглядів 83 години тому
Gudoomiyaha Deeganka Daarusalaam ee Degmada Gaalkacyo Gobolka Mudug ayaa bulshada Deeganka ee boosaska ku leh hareeraha laamiga ugu baaqay iney si deg dega udhistaan dhulalkaas si bilicda Deeganka kor loogu qaado / Najiib Xassan Fanax
Warka Fiidnimo ee Daljir Media
Переглядів 223 години тому
Warka Fiidnimo ee Daljir Media
Barnaamijka ganacsiga ee #Daljir waxaa todobaadkan ku casuman guddoomiyha rugta gancasiga Puntland
Переглядів 12111 годин тому
Barnaamijka ganacsiga ee #Daljir waxaa todobaadkan ku casuman guddoomiyha rugta gancasiga Puntland
MAAMULKA DEKEDDA GARACAD OO ICLAAMIYEY SHIR MULKIILAYAASHA BEENIYEYNA MAALGALIN AAN JIRIN
Переглядів 1,2 тис.23 години тому
MAAMULKA DEKEDDA GARACAD OO ICLAAMIYEY SHIR MULKIILAYAASHA BEENIYEYNA MAALGALIN AAN JIRIN
NABADOON KHADAR oo nooga warramay degaano beesha Gari Koombe ee Jubaland oo dab la qabadsiiyey
Переглядів 922 години тому
NABADOON KHADAR oo nooga warramay degaano beesha Gari Koombe ee Jubaland oo dab la qabadsiiyey
Munaasabad Furitaanka Macadka Barshada culuumta islaamka ee Fatxu Raxmaan Faraciisa Buurtinle
Переглядів 552 години тому
Munaasabad Furitaanka Macadka Barshada culuumta islaamka ee Fatxu Raxmaan Faraciisa Buurtinle
MADAXWEYIHII MUSUQA QAYBTA 4aad EE MUSUQII MEEL KASTA GAARAY EE MADAXWEYNE XASAN SHEEKHQaybtan 4aad
Переглядів 1912 години тому
MADAXWEYIHII MUSUQA QAYBTA 4aad EE MUSUQII MEEL KASTA GAARAY EE MADAXWEYNE XASAN SHEEKHQaybtan 4aad
Gabaygii Nabada Iyo Abwaan aamina abshir Juldhe
Переглядів 4402 години тому
Gabaygii Nabada Iyo Abwaan aamina abshir Juldhe
HORUDHACA MADAXWEYIHII MUSUQA QAYBTA 4aad EE MUSUQII MEEL KASTA GAARAY EE MADAXWEYNE XASAN SHEEKH
Переглядів 2904 години тому
HORUDHACA MADAXWEYIHII MUSUQA QAYBTA 4aad EE MUSUQII MEEL KASTA GAARAY EE MADAXWEYNE XASAN SHEEKH
Caawa iyo Daljir | Abdinasir Ibrahim | Nairobi.
Переглядів 1387 годин тому
Caawa iyo Daljir | Abdinasir Ibrahim | Nairobi.
#Nairobi Hadaljeedinta Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid | Xuska 26 June
Переглядів 2259 годин тому
#Nairobi Hadaljeedinta Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid | Xuska 26 June
#Nairobi oo siweyn looga xusay 26June | Safiirka Jamuuriyada Soomaliya ee Dalka Kenya
Переглядів 1849 годин тому
#Nairobi oo siweyn looga xusay 26June | Safiirka Jamuuriyada Soomaliya ee Dalka Kenya
Qaar kamida Culimada Buurtinle oo ku baaqay in laga qaybqaato dhamaystirka masjidka imaamu shaafici
Переглядів 1059 годин тому
Qaar kamida Culimada Buurtinle oo ku baaqay in laga qaybqaato dhamaystirka masjidka imaamu shaafici
Muqdisho dhacdo xanuun badan oday hooyadiis iyo abtigiis nafta dhaafiyay | Warbixin
Переглядів 13012 годин тому
Muqdisho dhacdo xanuun badan oday hooyadiis iyo abtigiis nafta dhaafiyay | Warbixin
SHIIKH CALI WAJIIS IYO XALAALEYNTA FAGIDA QABUURAHAWaa kuma Shiikh Cali Wajiis?
Переглядів 42812 годин тому
SHIIKH CALI WAJIIS IYO XALAALEYNTA FAGIDA QABUURAHAWaa kuma Shiikh Cali Wajiis?
DEG:DEG Dibadbaxyo kasocda Nairobi, dhimasho iyo dhaawac kadhashay | Warbixin Abdinasir Ibrahim
Переглядів 29912 годин тому
DEG:DEG Dibadbaxyo kasocda Nairobi, dhimasho iyo dhaawac kadhashay | Warbixin Abdinasir Ibrahim

КОМЕНТАРІ

  • @zaytum
    @zaytum Годину тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Khayr73
    @Khayr73 2 години тому

    Alle ha u Naxariisto dhamaantod

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 години тому

    Allahaa qaboojiyo

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 4 години тому

    Imaaraad maxaa wax noo gudaray war ka fogaad hadad wax fah meysaan

  • @user-zd1zg6cm9h
    @user-zd1zg6cm9h 5 годин тому

    Walhaya ana cunaya caafimada moye waxa kale Kuma arag

  • @user-rm9qp4fs3t
    @user-rm9qp4fs3t 8 годин тому

    Puntland iyo dumar rag malaha

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 8 годин тому

    Dani iyo cabdiweli gaas waxey gateen dekedii boosaaso tuugo waaye hAdana Dani wuxuu gatey airport boosaaso waa daba dhili imaaraat asaga ay xasan culusoow waxey iskaga mid yihiin daba dhilifiin waaye garacad imaaraat inuu qaadan doono dhow bil ka hor ayaa la sheegay waa yaabey markey dhamaan rabtey maxaad imaaraat usiinaysaan shacabka puntland ma jeclo garacad imaaraat la siiyo Kan puntland xukumo imaar ayuu jiraa muxuu ka qabanayaa waa beenloow waxaa u Malaysia inuu puntland asagaee yahay baarlamaankii la xisaab rami lahaa waxey noqdeen sida kuwa muqdisho xasan culusoow jeebkiisa ku jiro allaha unaxariisto cabdulaahi yuusuf iyo jeneraal cade muuse ma aysan gadanin dekada boosaaso laba tuug ayaa gasatey cabdiweli cali gaas iyo Dani oo ah imaaraatka caruurtiisa

  • @SahalJamac-c9m
    @SahalJamac-c9m 10 годин тому

    Buuhoodle ❤ 2010

  • @ahmedsaed3205
    @ahmedsaed3205 14 годин тому

    Dadka Soomaalida maanta nool in yar baa garanaysa bisha Luulyo

  • @NuurcabdiIbrahin
    @NuurcabdiIbrahin 18 годин тому

    Maxa hada kenay imarad in lahos tago isago horay waxba Nolan qabanin hadalkas waxba kudugan

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 20 годин тому

    Wixii deked maxamed siyaad bare dhisay Allah unaxariisto kulu waa la qaatey tii muqdisho turki ayaa qaatey iyo airport muqdisho tii berbera carab ayaa qaatey tii boosaaso carab ayaa qaatey soomaalida kuwa xukuma daba dhilif turki iyo imaaraat ilaa hada lama hayo madaxweyne wadani

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 20 годин тому

    Dekadiina carab ha siinina

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 20 годин тому

    Tuugadaan imaaraad ma ogola dadka soomaaliyeed inay horumar gaaraan hadey arkaan meel hirumar ka socdo waxey rabaan inay soo galaan tii boosaaso ayaey qaateen garacad may rabaan waa gumeysi cusub

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c 21 годину тому

    Aue dhib ayey somali ku haysaa

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 22 години тому

    Dakadda garacad dad somaliyeed ba xoolahooda geliyey yaan la dulaalin oo shirkad shisheeye afka loo gelin. Wax la yiraahdo ma jirto shirkad private ah oo dowladooda ka warqabin. Ka daaya baahi shirkad shisheeye ma qabtaan wixiina idinka isku qaba.

  • @user-zy1kz6wg4x
    @user-zy1kz6wg4x День тому

    Puntland xildhibaandeedii iyo wasiiradeedii waa jiraan Muqdisho ee baroorta ha yareero yaaah

  • @MoJe-hn9fy
    @MoJe-hn9fy День тому

    ❤❤❤

  • @user-xk6mb3uy6v
    @user-xk6mb3uy6v 2 дні тому

    Ceelkii biyaha ee ugu horeeyey ee qodaalka ahaa waxaa qoday aadan afgaab Hasan dhurwaa farax oder qoodaar

  • @farhia2984
    @farhia2984 2 дні тому

    Ilaahey ha ku caawiyo laxaadkaagiina hakuusoo cesho inta ku caawisey ee ku garab raagan ee kaga soo dhex baxay dhamaan ehel iyo asxaab wixi aad leheed ilaahey iyagana abaalkooda aduun iyo aaqiraba haku siiyo aamiin

  • @Khayr73
    @Khayr73 3 дні тому

    Asc dadka is dilaya kala gaara inta ka hadhay idinkaa madax u ahe

  • @yahyamohamed9877
    @yahyamohamed9877 3 дні тому

    Waa wareysi aan waxyaabo badan kafaaiday mahadsanidiin

  • @mohamedabdikadir7056
    @mohamedabdikadir7056 3 дні тому

    Munaafaqadu markay siyaasad noqoto waa sida ninkan oo kale. Waligay been ka badan ma arag.

  • @ABDIRAHIMO2
    @ABDIRAHIMO2 3 дні тому

    Xasuus.

  • @user-oy2hu7jb9r
    @user-oy2hu7jb9r 4 дні тому

    Taasi waa calol xumo iyo caqliga soomaali maanta kushaqeyneyso balse puntilaan kama sokeyso oo waxaa ragaadiyey musuq maasuq eex iyo isla xisaabtan la.aan iyo waliba dad aan xishoon oo wada janan iyo colonel xirtey aysan xataa halkoorso ugalin khaasatan reerka hadan koyney layiraahdo ee darajadii karaamada kaqaadey ee ciise riyoole oo ah dad cuqdad qaba oo aaminsan in latakooro magacii plnna suurad xumeeyey kuna caan baxey fuleynimo iyo daba dhilifnimo iyo caqli xumo

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 5 днів тому

    Cali wajiis waxaa uu ku dhaqmaayo maahan wax shiikh ku dhaqmo waa hanti iyo boob umada nool iyo kuwa dhintay

  • @SaidMaxamed-jt1lu
    @SaidMaxamed-jt1lu 5 днів тому

    Warsangeli ninka keliya oo dhiig kaga jiro

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 5 днів тому

    Dibiri muu shaqo u doonto mase wuu soo mussafiriyay

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 5 днів тому

    Mj Oil maxaa Xamar ka yaala.

  • @dr.awliyobuh5169
    @dr.awliyobuh5169 5 днів тому

    Kuwani ma caruurtii loo adeegsan jiray jaahwareerka shacabka puntland meelaha beenta ka sheegi jiray. Dadka noocaas ah lacagaha lagu siiyo beenta iyo barabugaanda.

  • @M.sacid-ys2ie5zx4t
    @M.sacid-ys2ie5zx4t 5 днів тому

    M.A

  • @sharifduale2768
    @sharifduale2768 5 днів тому

    Soomaalia goormu ka dhici doonaa,kano kale? Soomaalidu waa ido,sidii la doono laga yeeli karo.

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 5 днів тому

    asc xafiis R.W waxuu noqdey mel dalka Dab looga shido

  • @AliAli-ih9sw
    @AliAli-ih9sw 5 днів тому

    Guulayso,adeer

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 5 днів тому

    EEDO ILLAAHAY HAKU BARKEEYO. HORGALADA AAN U DAMQANIN LADKOODA IYO DADKOODA RAG IYO UMARBA WAA LEEYIHIIN ILLAAHAY HAKU BARKEEYO SIDA AAD UGU ADAGTAHAY QADIYADAADA QOF NIMO IYO TA DEEGAANI IYO MAAMULBA ILLAAHAY. KAHU DAAYO EHELU SHARAF.EHELU SHARAF DHALAY.

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 6 днів тому

    Ciidan isku dhaf ah hala kala dhex dhigo labada maamul. Meey argagixisada iska dhiciyaa. Haddey xooggaas leeyihiin.

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 6 днів тому

    Bal faanka eega magaaladi xadaarada kulaha iyo il baxnimada dadka xinka iyo xaasidnimada iyo naxliga ku beero jiilka yar yar gacan bir ah ayeey isaga qaban ummada somaliyed

  • @suleimanmohamedibrahim4128
    @suleimanmohamedibrahim4128 6 днів тому

    Nabadoonkaan waa Odey Macquul ah oo Badanaa intaan arkayey fikir Suuban ku hadla. Allaha Barakeeyo.

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 6 днів тому

    Fariid fariid dhaley allaah ha nooka xafido wllkii jira

  • @ah3069
    @ah3069 7 днів тому

    Mr & MJ baa dhinacyada Kaa taagan in ladhahayo lama qariibsan Karo 💯

  • @jakafali
    @jakafali 7 днів тому

    Inaad halkaa aado ayaa khaldaneyd, waayo ayagii ayaa bogcadihii shacabka dhacaya

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 7 днів тому

    Cadiid waa nin raged geesi d Geesi dhalay Guuuuuuuuuuuleyso Wow 👌 👏 😍 👍 🥰 ☺ 👌

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 7 днів тому

    Mashallah dowlada puntland Keep gone through dowlada puntland

  • @CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib
    @CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib 7 днів тому

    Daaroodu waa ku caan in xaq dadka kale in ay qaatan .. .habartan waa reer qardho sidee guri ugu yeelan kartaa dhulka hawiye 😂😂

  • @CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib
    @CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib 7 днів тому

    Nacdal majeerten ah oo laangaab ah weeye .xamar ma lihid sxb

  • @al-isamstationery192
    @al-isamstationery192 7 днів тому

    Waan kusalaamay 😊❤❤

  • @youngeelmi1351
    @youngeelmi1351 7 днів тому

    Saas ayaan kaa rabaah adeer gurigaaga soo gub waa waali walaahi waad ka fiicantahay Asad diyaano iyo aaran jaan waa wacalo

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 7 днів тому

    Sheekhna maaha waa shaydaan madoobe

  • @zaytum
    @zaytum 7 днів тому

    Manshaalaah Guul Guuleyso geesi caydiid dirrir❤❤❤❤

  • @zundiinahmed855
    @zundiinahmed855 7 днів тому

    Msha alha waa nin dowladiis jecel oo aan cad qaato ahayan guulayso wll cumar cartan rabbi hku sahalo waxkasto ku haminaysida👏

  • @mohamudosman7184
    @mohamudosman7184 7 днів тому

    Waxaa yaab leh in madaxda dalku ay iska indhatirto arrinta guriga. Maxay uga aamuseen arrinta sidaas u weyn. Shacabka Soomaali jawaab ayey ka sugayaan cidda guriga loo haysto, kuwaas oo masuuliyad dalka u haya!!!!!!!!